Arday baratay Shareecada islaamka oo munaasabad loogu qabtay Deegaanka Xiriiro.

0
121

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deegaanka Xiriiro ee degmada Isku-shuban Gobolka Bari ayaa Lagu qabtay munaasabad aay ku Qalin jabinayeen ardayday dhameesay shareecada islaamka islamarkaana ka aflaxay Machadka Shiikh Nura diin Ali Colow

Waxaaana ka qayb galay munaasab Qalin jabinta maamulka machadka mas’uuliyiinta Deegaanka Xiriiro macalimiin, iyo waalidiin.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here