Tababar Lagu Xoojinayo Awoodda Haweenka Suxufiyiinta oo lagu qabtay baydhabo

0
117

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Warfaafinta Koofurgalbeed ayaa magaalada Baydhabo ka daahfuray Tababar Lagu Xoojinayo Awoodda Haweenka Suxufiyiinta

Waxaa tababarkan loo qabtay gabdho saxafiyiin oo ka kala socday warbaahinada kala duwan ee Koofurgalbeed.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here