Shir looga hadlayay kala korinta ubadka oo lagu qabtay degmada Qabridahar.

0
164

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Shir wacyigalin ah oo ku saabsanaa kala korinta ubadka ayaa loo qabtay qaar ka mid ah haweenka kasoo ay soo qaban qabiyeen mamulka degmada Qabridahar.

Waxaan ka qeyb galay shirkan gudomiyaha degmada ururka haweenka masuulinta wasaradda cafimaad iyo marti sharaf kala duwan.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xusen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here