Tababar ku saabsan xalinta khilaafaadka oo lagu soo gabagabeeyay degmada Balcad

0
98

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe oo kaa shanaya hay,adda Baargaf ayaa soo xiray tababarkaan oo ku saabsanaa xallinta khilaafaadka, isbadalka cimilada iyo ka shaqeynta amniga kaasi oo ay ka faa’iideysteen qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada.

Tababarkan oo socoday mudo sadax malin ah waxaa ka qeyb galay odyaasha dhaqan oqoon yahano maamulka degmada iyo qeybaha kala duwan ee bulashada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here