Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudiga Dhismaha masjidka degaanka moora-qasaale ee hoosyimaada Degmada Berdaale ee Gobolka baay ayaa codsaday in laga qeeybqaato dhismihiisa.
Masjidka ayaa maraayo meel Geba Geba Ah waxaana agabka loogu baahi badanyahay kamid ah shamiito biraha shubka iyo agabk kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


