Baladweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka Ganacsiga ee Radio Beerlula todobaadkan Waxaan diirada ku saareeyna Shirkada Jaaburi oo loogu talagalay in lagu iibiyo agabka Ciyaaraha iyo Almiitada taasi oo dhawaan laga hirgaliyey Baladweyne waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


