Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa rasmi ah xadhiga uga jaray Mashruuca cusub ee Biyo ballaadhinta magaalada Berbera kaasi oo dhismihiisa la bilaabay Bishii Maarso ee sanadkaan
Xarig jarka Mashruucaan ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiiro,Xildhibaano, mas’uuliyiin ka socotay Dowlada Hoose ee Degmada Berbera iyo qaybaha kale ee bulshada.
waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


