Agab caafimaad oo lagu wareejiyay wasaarada Caafimaadka Soomaliya

0
110

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda PSI ayaa Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada ee xukuumadda federaalka soomaaliya ku wareejisay agabka adeegyada caafimaadka ee aasaasiga ah looguna talagalay 47 xarumood oo ku yaala banaadir galmudug iyo jubaland

wareejinta agabkaan caafimaad ayaa waxaa goobjoog ahaa Wasiiru Dowlaha Wasaarada Caafimaadka ee xukuumada federaalka soomaaliya Drs Maryan Maxamed Xuseen iyo mas’uuliyiin katirsan hay’adda PSI

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here