Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada jowhar ee gobolka shabeelaha dhexe ayaa lagu qabtay Tabababr kusaabsan u ololeynta shaqaalasiinta gabdhaha.
Waxaa tababarkan goobjoog ahaa Gudoomiyayaasha ururada haweenka iyo dhalinyarada Hirshabeele iyo xubno haween ah oo laga soo xulay Xaafadaha Jowhar
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


