Maalinta Caalamiga ee baniadanimada oo maanta dunida laga xusayo

0
111

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Sanadkasta Waxaa maanta oo kale laga xusaa caalamka Maalinta Bani’aadannimada Adduunka taas oo la qabto 19-ka Agoosto sanad kasta.

Maalinta Caalamiga ah ee Bani’aadannimada waxaa la aasaasay kadib weerarkii ka dhacay magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq sanadkii 2003, halkaas oo lagu dilay shaqaale badan oo ka tirsanaa Qaramada Midoobay. Tan iyo waqtigaas, waxaa la go’aamiyay in 19-ka Agoosto loo hibeeyo xuska iyo qiimaynta shaqaalaha bani’aadannimo iyo dadka u baahan taageerada.

waxa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here