Garoonka kubadda cagta degmada Caabudwaaq oo si casri ah loo dhisay oo la daah furay.

0
143

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Cabdicasiis Maxamed Jamac, iyo Guddoomiyaha Degmada Caabudwaaq mudane Muxiyadin Adan Cali ayaa si wadajir ah u daah furay garoonka Kubadda Cagta ee degmada Caabudwaaq, kaasi oo dhismihiisu socday muddooyinkii ugu dambeeyay.

Munaasabadda lagu daah furayay islamarkana lagu wareejinayay furayaasha garoonka ayaa lagu qabtay gudaha garoonka,waxana ka qeyb galay xubno ka tirsan wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Galmudug, maamulka degmada, xubno ka socday hay’adda NIS oo dhistay garoonka iyo marti sharaf kale.

waxa soo jeedineysa Sahro Ibraahim Dhicisow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here