Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee maamulka Jubbaland mudane Axmed Faarax Cali (Aweys) oo ay weheliyaan qeyb kamid ah saraakiisha Wasaaradda ayaa dhagax dhigay dhismaha iskuul loogu talagalay in wax lagu baro caruurta barakacyaasha ee Ku nool Degmada Dhoobleey laanta Xaafada Midnimo.
Dhagax dhiga dhismahaan ayaa waxaa ka qeybgalay Agaasimayaal, Odayaal , Waalidiin, Macallimiin iyo caruurta loo dhisayo iskuulkaan.
waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


