Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Daaru Salaam ee magaalada Muqdisho ayaa laga dhagax dhigay Dhismaha Todobo wado oo interlock ah oo laga hirgalin doono Waaxda 1-da Luulyo ee Degmadaaasi
Munaasadda waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Md Cabdimajiid Daahir Aadan, Guddoomiyaha degmada daaru saalam Maxamad Cabduraxmaan Maxamuud ururada bulashada iyo marti sharaf kale
waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen


