Baledweyne ( Radio Beerlula )- Magalada Muqdisho Ayaa waxaa Lagu Qabtay Kulan Looga Hadlaye Wacyigilinta shaqaalaha Barashada Xaquuqadka Iyo wajibadka Shaqo.waxana Soo qaban Qabiye wasaarada Howlaha Guud iyo Guriyeynta Xukamada Fadaralka soomaliya
Kulankaan ayaa Waxa Kaqeyb Galay Wasiiro Wax Garad Iyo Dhalinyaro Kamid ah Shaqalaha Dowlada.
Warkan waxaa inoo haya Sahra Ibraahin Dhicisoow


