Wasaaradda waxbarashadda Hirshabeelle oo shaacisay natiijada imtixaanka fasalka 8-aad.

0
198

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Dowlad goboleedka  Hirshabeelle ayaa maanta shaacisay Imtixaan Ardayada Fasalka 8aad ee  Hirshabelle sanad dugsiyeedka 2024-2025.

waxaa ka qeybgalay munaasabadda mas’uuliyiin kamidnah Wasaaradda, macallimiin, waalidiin iyo arday Imtixaanka Fasalka 8aad

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here