Mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay magaalada dhuusamareeb oo xariga laga jaray.

0
117

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray Xarunta Mashruuca Nagaad ee Galmudug oo ay fulisay Dolwadda Hoose ee Dhusamarreeb iyo sidoo kale xarunta Baarlamaanka Galmudug.

Mashaariicdan ayaa lagu dhisay isku tashi Bulsho kuwaasoo mudo badan dhismahooda socday.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here