Baledweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 50 arday oo islugu jiro danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarsho oo lacag la.aan ah ka helay iskuulka Al jasiira ee magaalada baladweyne
Ardaydaan ayaa ka soo jeedo qoysas danyar ah kuwaasoo iska bixi wayay qarashaadka waxbarashada
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen


