Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Jowhar oo kaashanaya shaabka magaalada ayaa olole nadaafadadeed kasameeyay qeeybo kamid ah xaafadaha Jowhar goobaha danta guud iyo xarumaha caafimaadka.
Ololahan oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha degmada ahna duqa magaalada Jowhar Cismaan Maxamed Muqtaar Baarey, ayaa waxaa ka qeyb galay xoghayaha Dowladda hoose iyo guddoomiyeyaasha xaafadaha Hantiwadaag iyo Kulmis.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


