Madaxweynaha Somaliland oo magaalada Burco ka Dhagax-dhigay mashaariic hormarineed

0
113

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Magaalada Burco ka Dhagax-dhigay Matxaf Maktabad iyo Dib-u-dhiska Goob ay Taariiqi ku ahayd magaaladasi

Munsabadan ayaa waxaa ka qeyb galay odyaasha dhaqanka ururada bulashada wasiiro xildhibaano iyo qeybaha kala duwan ee bulashada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here