Qoysas ku nool duleedka Baladweyne oo la gaarsiiyay deeq biyo ah

0
132

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Duqa  magaalada Beledweyne Nadar Tabaax Maalin  iyo xubno ka tirsan Hay’adda Save the children  ayaa  deeq biyaha gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool duleedka magaalada Baladweyne.

Qoysaskaan ayaa kasoo barakacay degmooyinka Maxaas , Moqokori  iyo deegaano kale oo kamid ah gobolka Hiiraan iyagoo Baladweyne usoo gaaray iney helaan nolol dhaanta midda aay kasoo barakeceen.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahro Ibraahim Dhicisoow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here