Xarun waxbarasho oo laga daah furay magaalada Qardho

0
125

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Qardho ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daah-furayay madarasadda Al-Aqsa oo lagu baran doono Culuumta diiniga

Munaasabadda lagu furayay madarasadda ayaa waxaa kaqeyb galay maamulka madarasada macalimiin iyo waalidiin.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here