Qeyb cusub oo lagu soo kordhinayo iskuulka deegaanka Xaabo oo la dhagax dhigay

0
121

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Duqa Dagmada Caluula Axmed Maxamed Xassan ayaa deegaanka Xaabbo ee hoos yimaado degmada caluula Ka dhagax dhigay qoyb cusub oo lagu kordhinayo Iskoolka Xafada Dayaxa kasoo ay baahi badan u qabeen bulashada

Iskuulkan ayaa waxaa wax ku barto arday iskugu jirto wiilal iyo gabdho kuwasoo ka soo jeedo qoysas rear miyi ah una baahan waxbarsho.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here