Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka ayaa lagu qabtay bandhigga buugga Dowlad-dhiska Soomaaliya.
Waxaa madasha ku sugnaa Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka oo ay kamid yihiin wasiiro iyo xildhibaano qoraayaal iyo aqoonyahano.
WAXA SOO JEEDINAYA Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


