ololaha Nadaafada oo laga sameyay Degmada buur hakaba

0
125

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xaafada daaru salaam ee degmada Buurhakaba ayaa laga fuliyay olole nadafadeed kasoo ay si wada jir ah ugu qeyb qateen maamulka iyo dhalinyarada degmada

Ujeedka ololahaan ayaa ahay bilic soo celinta iyo nadaafada degmada in si wada jir ah looga wada qeyb qaato.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here