Dugsiga Hoose dhexe Sare ee Baabul Rayaan oo laga daahfuray degmada Luuq

0
220

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maagalada Luuq oo kamid ah Degmooyiinka Hoosyimaada ee gobalka Gedo ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayey Dugsiga Hoose Dhexe Sare ee Baabul Rayaan islamarkaana ay hirgeliyeen Aqoonyahannada Degamada.

Munaasabada lagu daahfurayey Dugsigaan ayaa waxaa ka qeybgalay Agaasimaha Waaxda Hormarinta Shahaadooyiinka Qaranka ee Gobalka Gedo, Maamulka Dugsiga, Aqoonyahanno, Waalidiin iyo martisharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here