Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xaalado nolol xumo oo aad udaran ayaa soo wajahday dadkii kasoo barakacay dagmada ,maxaas ee Gobolka Hiiraan kuwaasi oo deegansaday xaafada Xaawo- Taako ee magalda Baladweyne.
Baahiyaha ugu daran ee qoysaskaan soo wajahay ayaa waxa kamid ah in aysan haysan adeegyada bulshada aasa aasiga u ah sida biyo la.aan hooy la,aaan iyo adeegyada caafimadka oo aad uyar.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahro Ibraahim Dhicisow.


