Olole Dhir beeris oo laga sameeyay Degmooyiinka Xamaro iyo Waangay ee DDS.

0
140

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Xafiiska Xisbiga Barwaaqo ee DDS ayaa Olole isugu jiray Dhir beeris iyo wacyigelin ka sameeyay Degmooyiinka Xamaro iyo Waangay ee Gobalka Erer.

Ololahaan dhir beerista ayaa waxaa ka qeybgalay Agaasimaha Xafiiska Barwaaqo, Ciidanka Nabadgalyada Degamada Xamaro, Bulshada Rayidka iyo waliba waaxda Nadaafada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here