Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay munaasabad lagu Soo xirayey bandhiga Carwada Jaamacada Adna Aadan University
Waxa ka qeyb galay munaasabada maamulka jaamacada Drs Adna Aadan Dhaqtar iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.


