Dekadda Muqdisho oo lagu qabtay Konteenarro ay ka ku jiraan waxyaabaha maanka dooriya.

0
135

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed Gaashaanle Cabdifataax Aadan Xasan oo shir jaraa’id ku qabtay Dekadda Muqdisho ayaa sheegay in laamaha amnigu ay gacanta ku soo dhigeen Konteenarro ay ka ku jiraan waxyaabaha maanka dooriya.

Maandooriyahan ayaa waxaa dalka dibadiisa kasoo iibsaday ganacsato Soomaaliyeed si aay bulshada uga sii iibsadaan.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xusen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here