Baladweyne ( Radio Beerlula )-In kabadan 142 arday oo wax ka barata jaamacadda Plasma fareecada Magaalada Baladweyne ayaa bilaabay difaacashada Buugaagtooda qalinjebinta.
Ardaydan oo muddo afar sano ah wax soo baranayey ayaa dhammeeyay kuliyadaha kala ah Kal-kaalisnimada,Kombiyuuterka iyo caafimaadka bulshada .
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


