Fartuun Tahliil Guuleed oo ka mid ah ardeyda Baladweyne oo kaalin afaraad ka gashay imtixaanka qaranka.

0
125

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Hirshabeele Cali cabdulaahi Xuseen wasiirka wasaarada waxabarshada XfS Faarax Sheekh Cabdiqaadir iyo wasiirka waxbarshada Hirshabeele Saciid Hagar Camalow ayaa ka qeeybgalay munaasabad lagu shaacinyay imtixaanka shaadiga fasalka afaraad ee dugsiga sare taasoo lagu qabtay Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe .

Sanadkan ayaa waxaa kaalmaha ugusareeya kasoo muuqday imtixaaanka Fartuun Tahliil Guuleed oo ka mid ah ardeyda Baladweyne ka gashay imtixaanka qaranka.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here