Baladweyne ( Radio Beerlula )-Faduma Maxamed Cilmi Oo Kamid ah ardayda wax barata ee Ku nool Magalada Baladweyne Ayaa abuuratay fursad ganacsi si aay nolosheeda uga maareeyso iyadoo magaalada ku iibiso dharka aay xertaan dumarka iyo shoobinka aay isticmaalan ragga iyo Dumarka.
Ganacsigaan ayeey kasoo bilowday meel hoose iyadoo ku iibinjirtay gurigeeda iyo hab Online ah waxaana markii danbe aay furtay dukaan aay dadka ugu soo hagaagaan.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.


