Maamulka gobolka Banaadir oo olole nadaafadeed ka sameeyay wadada Via Laaberi.

0
125

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ayaa Olole nadaafadeed ka sameeyey wadooyinka waaweyn ee kuyaala degmada.

Ujeedka ololahaan ayaa aheyd bilic soo celinta iyo nadaafada degmada in si wada jir ah looga wada qeyb qaato.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here