Tartan ciyaareed lagu soo gaba gabeeyay degmada Waaciye

0
114

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Waaciye ee Gobolka Karkaar ayaa lagu qabtay munaasabad lagu so xirayay koob kubada cagta ah oo loo qabtay 7-kooxood oo kala matalayay degmooyinka gobolka Karkaar.

Munaasabada soo xiritaanka waxaa kusugnaa maamulka gobolka Karkaar, madax kasocotay xiriirka kubada Cagta Puntland ciyaartooy iyo gudoomiyayaasha degmooyinka .

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here