Ardey baratay cilmiga Computer oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho

0
126

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalkeena Soomaaliya ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen inkabadan 300 arday oo baratay Kulliyada Kombiyuuter Injineerin Islamarkaana ka aflaxday Jaamacadda Soomaaliya.

Munaasabada lagu maamuusayay ardaydaan ayaa waxaa goob joog ahaa Maamulka Jaamacadda , Mas’uuliyiin ka socday XFS , Aqoonyahanno, Bahda Waxbarashada,Waalidiin iyo martisharaf kale.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here