Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaarada Caafimaadka Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Saciid Axmed Cali ayaa degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelada Hoose ka daahfuray mashruuca Marwo Caafimaad.
Munaasabadda daahfurka ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka degmada, qaybaha kala duwan ee bulshada, gaar ahaan haweenka.
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


