Iskuulka Alpha ee Baladweyne oo soo bandhigay deeq waxbarasho

0
127

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Schoolka Alpha ee Baladweyne oo u waramay Radio Beerlula ayaa haweenka iyo dhallinyarada magaalada ugu baaqay ineey ka faa-ideystaan barashada xirfadda farsamada gacanta gaar ahaan karinta dharka iyo Xarqaanka kuwaasi oo si bilaasha ah loo bari doono haweenka.

Iskuulkan ayaa haweenka u diyariyay qalabkii ay wax ku bara lahaayeen waxaana jira haween horay u bartay xiradaan oo dhameeyay iyo kuwa kale oo wali iskuulka dhikta.

Warbixintan waxa soo jeedinaya Cabduqadir Cumar Ibrahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here