Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayey iskuul cusub oo lagu magacaabo Maahir.
Waxaa munaasabada ka qeeybgalay bahda waxbarashada waalidiin iyo xubno kale oo lagu casuumay.
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


