In ka badan 1200 oo qoys oo deeq raashin ah loogu qeybiyay magaalada Baydhabo.

0
145

Baledweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 1200 Qoys oo ka mid ah dadka danyarta ah ee ku nool Baydhabo ayaa la gaarsiiyay Deeq gargaar ah oo ka timid boqrtooyada sacuudiga

Deeqdaan raashinka ah ayaa iskugu jirtay raashinka noocyadisa kala duwan sida bur bariis basto iyo sokor

waxa soo jeedineysa Xaawo Luul Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here