Arday baratay Quraanka Kariimka oo munaasabad loogu qabtay Qardho

0
116

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Qardho ayaa lagu qabtay munaasabad dhiirigelin ah oo loogu talagalay ardayda dhamaysay Qur’aanka Kariimka ah iyo hingaadda islamarkaana ka aflaxay Dugsiga Daarul-Cilmi.

Waxa kasoo qeybgalay Maamulka Dugsiga, Bahda waxbarashada, Waalidiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here