Ardey ka qalin Jabisay hoyga Buundo oo munaasabad loogu qabtay Jowhar

0
118

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Jowhar Ayaa waxa lagu qabtay Munaasabad lagu maamusay 45 Arday Oo ah Dufcadii 12aad ee Ka qalinjibiso Hooyga Tababarada iyo Tegnolijiyadda Ee Buundo

Munaasibadan Ayaa waxa kasoo qeybgalay maamulayal, Macallimiin, Waalidiin,Iyo marti Sharaf Kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here