Ololaha Diwaangelinta Waxbarashada gabadhaha oo laga bilaabay Kismaayo

0
110

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarshada Hidaha iyo Tacliinta sarre ee maamulka Jubaland ayaa Magaalada Kismaayo ka daahfuray Ololaha Wacyigalinta Bulshada ee diiwan galinta iyo Horumarinta Waxbarashada Gabdhaha.

Daahfurka Ololahaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiiro, Agaasimeyaal, Ururada bulshada rayidka iyo Haween.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here