Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka bay ayaa lagu qabtay tababar kusaabsan horumarinta ganacsatada yar yar ah.
Waxaa tababarkan goobjoog ahaa madaxda wasaarada Gancsiga Koofur galbeed iyo ganacsatada yar ayar ah ee Baydhabo.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.


