Aqoon is-weydaarsi ku saabsan doorka culimada iyo haweenka ay ku leeyihiin wacyigalinta bulshada oo lagu qabtay Jowhar.

0
128

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Hirshabelle ayaa Magaalada Jowhar ka furtay Tababar ku saabsanaa doorka Haweenka iyo ka qeybgalka xubnaha culimada .

Tababarkaan oo loo qabtay qaar kamid ah haweenka magaalada jowhar ayaa waxaa ka qeybgalay culimo,xubno kamid ah Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Hirshabelle iyo waxgarad kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  Cabduqaadir Cumar Ibraahim

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here