Wado ku taalla Muqdisho oo dib loo bilaabay dhismaheeda kadib hakad ku yimid.

0
117

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Gobolka Banaadir ayaaa dib ubilaabay dhismaha Laamiga Weyn Ee Isku Xirta Wadada Dabka Iyo isgoyska Bakaaraha kaasi shaqadisa markii hore loo joojiyay duruufo maaliyadeed.

Jidkaan ayaa loo dhisi doona si casri ah waxaana la saari doona Buundo loogu tala galay ineey maareeyso biyihii saameeyn jiray wadadan

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here