Kulan looga hadlayay xeerka Nootaayooyinka oo lagu qabtay Hargeysa

0
116

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee caasimada Soomaliland ayaa lagu qabtay kulanka wadatashiga wax kabadakka Xeerka Nootaayooyinka.

Kulanka waxaa ka qeeybgalay wasiirka wasaarada Cadaalada Soomaliland iyo madaxda Nootooyooyinka

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  Cumar Yuusuf Aadan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here