Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka caafimaadka xukuumadda federaalk ee soomaaliya Dr Cali xaaji Aadam ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray barnaamijka qaliimo dhinaca wadnaha loogu sameynayey ilaa shan iyo toban caruur ah oo ay taageeraysay Hay’adda Hormuud Salaam Foundation
munasabada lagu soo gabageynayey waxa ka qeyb galay mas’uuliyinta Hay’adda Hormuud iyo maamulka isbitaalka guuleed.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi


