Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wadada dheer ee isku xirto ex kontarool Afgooye iyo Seeybiyaano ee magaalada Muqdisho ayaa maanta laga sameeyay olole nadaafadeed o kor loogu qaaday bilicda wadadan muhiimka ah.
Ololahan nadaafadeed iyo bilic soo celinta ayaa waxaa si wada jir ah uga qeyb qaatay xubno ka tirsan maamulka gobolka Banaadir, maamulada degmooyinka qaar , ganacsatada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


