Xarun gaar u ah haweenka dhimirka ka xanuunsan oo laga hirgeliyay Muqdisho.

0
116

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha degmada Dharkiinley ee gobolka Banaadir Cumar Mayre Mocow iyo Dr Cabdiraxmaan Cali Cawaale ( Xabeeb) ayaa si wada jir ah xariga uga jaray qeybta haweenka dhimirka ka xanuusan oo laga hirgeliyay degmada Dharkiinley.

Qeybtan cusub ee looga talo galay haweenka dhimirka ka xanuusan ayaa waxaa ka howlgali doonaa haween iskugu jira dhaqaatiir iyo kalkaaliyaal haween ah.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here