Wafdi ka socda dowladdaha Jabuuti iyo Soomaaliya oo soo gaaray Baladweyne.

0
125

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka arrimaha dibadda jamhuuriyadda Jabuuti Cabdiqaadir Xuseen Cumar iyo wafdi uu hogaaminayo oo qeyb ay ka yihiin ku xigeenka wakiilka midowga Afrika ee Soomaaliya Mukhtar Cisman Kariye,, safiirka jabuuti u fadhiya Soomaaliya Mohamed Rashid Ibrahim Yuusuf , safiirka Soomaaliya ee Jabuuti Salaad Cali Jeele ayaa magaalada Baladweyne kula kulmay xubno ka tirsan maamulka Hirshabeelle, kan gobolka Hiiraan, saraakiisha ciidamada dowladda iyo kuwa AUSSOM.

Kulan ayaa looga hadlay amniga iyo sidii gurmad loo gaarsiin lahaa dadka ku dhibaateysan gobolka Hiiraan.

waxa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here